Ugu yaraan 30- dal oo ka mid ah dhowr iyo kontanka dal ee khaarad weynta Afrika oo laga helay kiisaska...
Wasaarada Waxbarashada Galmudug ayaa Shaacisay Xiliga la Qaadayo imtixaanaadka Dugsiyada Dhexe ee Deegaanada Galmudug waxaana loo fariisan doonaa Sodonka Bisha...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose gaar ahaan deegaanka Jannaale ayaa sheegaya in Ciidanka danab ee xoogga dalka ay dileen...
Wasaaradda Hawlaha guud madaxdeeda iyo shaqaalaheeda kala duwan ayaa maanta ka qayb galaya wareeg 13-aad ee ololaha Isxilqaan dalkaaga ku...
Ciidamada Amniga Maamulka Puntland ayaa xalay Howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari. Howlgalka oo...
Ra’iisul Wasaaraha Canada, Justin Trudeau ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisa laga mamnuucay inay galaan dadka ajaaniibta ah marka laga...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa si rasmi ah u xaqiijisay mowqifkeeda ku aaddan taageerada buuxda ee midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed...
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho iyo magaalooyin kale oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay bannaanbaxyo waaweyn...
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in ay si cad oo rasmi ah u garab taagan tahay ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda...
Kummanaan shacab ah oo kasoo horjeeda xadgudubka Israa’iil ayaa isugu soo baxay gobolada iyo degmooyinka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho