Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeerkii ugu dambeeyay ku sameeyay xarumaha cusub ee...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhul ah ku maraya deegaanada Mudug...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa markii 4-aad Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku Xayirnaa dalka Kenya dib ugu soo celisay gudaha...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad lagu soo oogay xubno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo lagu soo edeeyay...
Bayaan ka soo baxay Wasaaradaha Arrimaha gudaha iyo tan arrimaha dibadda ee Dalka Faransiiska ayaa lagu sheegay in 15 bishan...
Hawl-galka Midowga Africa ee AMISOM ayaa waxa ay hoos u dhigayaan calanka Midowga Africa ee suran xaruntooda Muqdisho, magaalooyinka kale...
War qoraal ah oo ay soo saartay hay'ada caafimaadka Aduunka ayaa la gu sheegay in dalka Koonfur Afrika ay ka...
Suuqyada waaweeyn ee magaalada Beijing ayaa si ku meel gaar ah loo xiray casbi laga qabo in uu halkaasi mar...
Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal xildhibaano, Masuulyiin ka socotay Maamulka Gobolka Banaadir iyo xubno kale oo...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen ) ayaa maanta oo jimco ah xarigaka jaray xarunta hay'adda sirdoonka...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho