Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar u furay ciidamo loo tababarayo in ay qeyb ka noqdaan...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan taakuleyn Naf oo lagu badbaadinayo bulshada...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo Maaliyadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Sheekh Maadeey ayaa komeer howleed ku tegay suuqa qudaarta ee Beladweyne,...
Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ayaa maanta ka dhacay xarunta Villa Hargeisa. Ajandaha kulanka...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya...
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga Gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ciidamada amniga ka wadaan xaafado ka mid ah...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa haatan ka ambabaxay magaalada Galkacyo ee xarunta...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) oo ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho