Maamulka Magaalada Dhusamareb ayaa bilaabay Qorshayaal lagu soo celinayo Bilicda Caasimada Galmudug ee Dhusamareb Magaalada ayaana laga bilaabay Jarista Geedaha...
Ciidamada Ilaalada Dugsiga tababarka Turkey Som ayaa toogasho ku dilay dhagarqabe doonayay in uu isku qarxiyo dhallinyaro arday ah oo...
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ee xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi salad (Oomaar) ayaa sheegay inla dhameytiray sharciga hay’adda...
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa kormeer ku tagay xarunta Ciidanka Xoogga qeybta 21-aad ee deegaanka Baacadweyn ee Gobolka...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay Guddiga qaban-qaabada xuska sanad guurada 60-aad ee...
Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Axmed Nuur Sheekh Maxamed (Mashruuc) ayaa sheegay in dhawaan...
Ciidanka Booliska. gaarka ah ee Haramacad iyo ciidamada Nabadsugidda ee ku sugan Degmada Beledxaawa ayaa maanta burburiyay fariisimo ay ku lahaayeen...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Militariga Dawladda colombiya ayaa shaaciyey in saddex askari oo kamid ahaa Ciidnkooda la dilay halka ugu yaraan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho