Gabadha ay walaalaha yihiin hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa door muhiim ah ka qaadaneysa olole cusub oo ka...
Madaxweynaha maamulka Koofur galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulamo la qaatay masuuliyiinta maamulka gobolka Bakool, kan degmada...
Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulankooda ugu horreeyay kalfadhiga 7-aad ay ku...
Sida lagu sheegay War_ saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Ururka Midowga Yurub,ayaa loogu baaqay dhammaan dhinacyada ku lugta...
Wasaaradda amniga Galmudug ayaa qaar kamid ah beelaha dega Gobalka Mudug kala wareegtay hub iyo gadiid dagaal, taas oo qeyb...
Guddiga joogtada golaha shacabka baarlamanka jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta kumeel gaarka ah ee golaha shacabka,...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteedi maalinlaha aheyd ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya , Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray...
Wasiiro Ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa Maantay qeyb Galay wajiga labaad ee dhismaha Wadadda nabadda ee isku xirta xaafadaha...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho