Wasaaradda Cadaalladda iyo arrimaha Garsoorka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro ay ku mamnuuceyso isticmaalka, boobka iyo qaadashada sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kala qeyb galay Madaxda dalalka IGAD shir deg-deg ah oo ay...
Bayaan maanta oo Isniin ah kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa waxaa muddadii ay fasaxa ku maqnaayeen...
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay, Aas Qaran oo loo sameeyay guddoomiyihii gobolka Nugaal Allaha u...
Wasiirka wasaaradda awqaafka iyo arrimaha diinta ee xukumadda federaalka Soomaaliya, Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa maanta oo Isniin ah ku...
Madaxweynaha galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye (Qoorqoor) ayaa ka tacsiyeysay geerida Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir), oo u...
Mashruucaan horumarinta ee stadio mogadisho Waxaa dhagax dhigay wasiirka Dhallinyarada iyo ciyaaraha iyo wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska , Dhismahaan...
Cudurka Corona-virus (COVID-19) ayaa aad uga sii fidaya dunida oo dhan, si gaara ah, Mareykanka iyo Yurub marka laga soo...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulkaas Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulan la qaatay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho