Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku aadan...
Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Gobolka Minnesota ayaa soo saartay maaska afka lagu xirto,taas oo ay dadka Gobolka Minnesota iyo...
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa DR C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye u magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaannada...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xafiiska xeer Ilaalinta Qaranka ay soo gaartay...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan kobcinta tirada dadka ee marka magaceeda loo soo gaabiyo UNFPA ayaa si kulul u cambaareysay...
Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim dheere) ayaa maanta hoygiisa ku booqday dhibane...
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cismaan Barre Maxamed ayaa isbitaalka Degmada Jowhar ku booqday dadkii shalay ku waxyeeloobay qarax...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho