Iyadoo oo la fulinayo amarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee u cafiska ugu fidiyay 148 maxbuus ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa kulan is-xog-waraysi ah oo ku saabsan saameynta...
Maxkamada Sare ee dalka ayaa soo saartay go'aana kala duwan oo xoojinaya ka hortaga faafitaanka caabuqa Convid19. Hoos ka aqriso
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismah xarunta taariikhiga ah...
Maxaabiistii uu dhawaan cafis madaxweyne u fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaayo ee ku jira Xabsiga dhexe ee...
Xoogaga hubaysan ee ciidamada Dawladda Liibiya isla markaana ka amar qaata Madaxweynaha caalamku aqoonsan yahay ee Al-wefaaq Wadani ayaa si...
Shirkadda duulimaadyada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee Turkish AirLine ayaa si rasmi ah u shaacisay inay joojisay duulimaadyadii...
Howl-gal ballaaran oo ay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen inta u dhaxaysa Degmooyinka Buulo-burte iyo Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan...
Taliska Qeybta Booliska Gobalka Bari ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa gubay qaad farabadan oo si qarsoodi ah...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho