Degmada Shangaani ee Gobalka Banaadir ayaa nasiib u yeelatay in ay noqoto Degmadii ugu horaysay ee ka qeyb qaadata barnaamijka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u...
Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegey in maleeshiyada Al-Shabaab ay ka shalaayi doonaan dhibaatada ay ku hayaan Dadka Soomaaliyeed....
Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Suudaan Ismaaciil Cumar Geelle iyo Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa gaaray magaalada Jimma ee gobolka Oramia ee dalka...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shir looga hadlayo dagaalka...
Maamulka Gobalka Shabelaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Argagixisada ee Al-Shabaab iyo qasaaraha loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka qayb galay Tukashada Salaad Jinaazada ah iyo aas Qaran oo...
Muqdisho- Allaha u naxariistee Janaraal, Cumar Aaden Dhubbad, (Cumar dheere) oo ahaa Taliyihii qeybta 12-ka April ee Ciidanka xoogga Dalka...
Guddoomiya Aqalka sare ee Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa xalay kulamo la qaatay Madaxweynaha...
Howlgal qorsheysan oo ciidanka Amnigu xalay ka fuliyay Xafiiska Xizbada Al-Shabaab ee deegaanka Sabiid Caanoole, ayaa lagu soo qabtay labo...
Guddiga Xukuumadda iyo Ururrada Siyaasadda ee ka qeyb qaatay doorashada goleyaasha deegaanka ee Qof iyo Cod ayaa kulankooda maanta ka...
Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada ayaa maanta oo taariikhdu tahay Jannaayo 29, 2026 wadatashi layeeshay ururrada siyaasadda. Kulankan...
Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa munaasabad casho sharaf ah u qabatay Danjireyaasha iyo Diblomaasiyiinta ka howlgala Xarunta...
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya hay'adaha kala ah: Bangiga Dhexe ee Soomaaliya (CBS), Hay’adda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho