Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 10-ka January, 2025 1- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax-dhigay xarunta...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa la...
Ugu yaraan 22 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo waaberigii Khamiistii ee shalay sida ay...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana lagu ansixiyey wax ka beddelka Xeerka Habka Ciqaabta...
Dowladda Federaalka Soomaaliya,ayaa ku dhawaaqday musharaxnimadeeda ee Kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU PSC) ee muddo-xileedka 2025–2028....
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay'adda ku soo dhaweeyay Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Mudane. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Md. Axmed Juma Al-Rumaithi...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, Mudane Ali Yusuf Ali - Xoosh, ayaa maanta si rasmi ah xilka...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Britain, ayaa si weyn u taageertay guulaha ballaaran ee ay ku tallaabsatay dowladda Soomaaliya....
Ra’iisal Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tegey dekedda magaalada Muqdisho, halkaas oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho