Agaasimaha fulinta Shirkada Diyaaradaha Ethiopia ayaa maanta shaaca ka qaaday in bisha November soo socota 2-eda ay shirkadu dib u...
Dowladda Soomaaliya waxa ay ka mid tahay waddamada xiriirka gaarka ah uu kala dhexeeyo Dalka Turkiga, waxaana sii xoogeysanaya Iskaashiga...
Wasiiradda Arrimaha Dibada Dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya ay...
Duqaynta ay geesteen Ciidamada Maraykanka ayaa 12-kii bishan ka dhacay deegaan lagu magacaabo Saala-weyn oo u dhaxeysa Degmada Galhareeri iyo...
Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq Mudane Cabdifitaax Sheekh Axmed ayaa la kulmay Madaxweynaha dhawaan la doortay ee dalka...
Shirkii 5-aad ee Caalamiga ah oo ay yeelanayaan wadamada ku bahoobay Ururka Islaamka ayaa ka socda Magaalada Istanbul ee Dalka...
Bandhigan oo ah kii ugu horeeyay oo nuuciisa ah oo lagu qabto Soomaaliya waxaa lagu soo bandhigaya adeegyada casriga ah...
Shirka 65-aad ee ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa ka socda magaalada Khartuum ee dalka Sudaan, waxaana Soomaaliya ku matalaya...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Daah furay Barnaaijka Waxbarashada dadka Waaweyn ee...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in ciidanka amniga ay gacanta ku dhigeen dadkii lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dilkii...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...
Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...
Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho