Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay munaasabadda xasuusta qaran ee musiibadii October 14,...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda Tamarka iyo khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Soomaaliya oo wada sahay Daawo ah ayaa gaaray magaalada...
14 Oktober, 2017 oo aheyn maalin sabti ah abaarihii 3: 15 , gaari weyn oo xamuul ah oo lagu soo...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose si uu kulamo gaar...
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa muujiyay sida uu u...
Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka Xukun dil ah ku fulisay Xasan Aadan Isxaaq oo ka tirsanaa Maleeshiyada ALshabaab,kaasi oo...
Muqdisho Saaka waa ay uga duwan tahey maalmihii hore ee caaadi ahaa ee ay soo martey, taariikhihii caadi ahaa ee...
Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay Xasan Aadan Isxaaq oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuumadda inay si deg deg ah gargaar caafimaad u gaarsiiso...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa la kulmay Mudane Raisedon Zenenga, Ku simaha Madaxa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho