Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya H.E Mohamed Abdullahi Salaad (Oomaar) ayaa Dalka sucuudida ugu qeyb galay...
Qaar ka mid ah dadka ku nool deegaanada Gobalka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya ayaa wada iska caabin ay kaga hortagayaan...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa warbixn ku aadan horumarka ganacsiga dalka siisay Gudiga dhaqaalaha Maaliyadda, ganacsiga golaha aqalka sare BFS...
Dawladda Federaalka Somaaliya ayaa waxay saxiixday qaraarka Qarammada Midoobay ee lagu ilaalinayo islamarkaasna kor loogu qaadayo xuquuqda dadka Naafada ah....
Wasiirka Caddaalada ee Xukuumadda FS ayaa galabta soo xiray tabbabar ku saabsan sare u qaadista ilaalinta xaquuqda carruurta. Tababarka...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay wakiilka WFP ee...
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tagay iskuulka Jabuuti oo ka mid ah...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa saxiixday ka mid noqoshada Soomaaliya ee Qaraarka Qarammada Midoobay ee Xuquuqda Dadka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas, Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarsho) ayaa sheegay in uu taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay Dalka Ciraaq Barham...
Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo...
Muqdisho, Soomaaliya – 8 Abriil 2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim...
Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund – NCF) ayaa si rasmi ah u daah-furay tababarka Green Climate...
Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho