Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku yeelanaya kulanka 3-aad ee Kalfadhiga 4-aad. Xildhibaanada ayaa sii...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xoreeyey deegaano ay kamid yihiin Gandershe iyo Jilib oo hoos taga magaalada Marka ee Xarunta...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay dadaal badan kaddib in lixdii bilood...
Kulanka maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ahaa Kalfdhiga Afaraad kulankiisa Labaad ayaa waxaana shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee...
Wararka Xafiiska wareedka Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ee Hobyo uu ka helaayo Deegaanada dhaca Koonfurta Gobalka Mudug ayaa kusii waramaaya in...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgallo ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga Degmada Doolow ku dilay 30 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaasi...
Wafdi ka socda Golaha Aqalka sare oo maanta ka ambabaxay Garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa gaaray...
Wafdi ballaaran kana socda Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u ambabaxay magaalada Kismaayo,halkaasi oo lagu wado...
Waxaa maanta si rasmi ah xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho uga furmay Kullanka 2-aad ee kalfadhiga 4-aad ee Golaha...
War saxaafadeed: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fedeeraalaynta iyo Dib-u-Heshiisiiinta Dimoqraadiyaynta iyo Federaalaynta Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalaynta iyo dib u heshiisiinta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...
The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho