BEIJING, 31ka Ogoosto, 2018:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xaley ku booqday Hooygiisa Madaxweynihii hore ee soomaaliya Mudane Xasan Sheekh...
Wasiiru Dowlaha XafiIska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa ka qayb galay shirka 9aad ee Wasiirada Bii’ada ee wadamada ku...
https://www.youtube.com/watch?v=KurfMHsRuQE
https://www.youtube.com/watch?v=zzVnFBGJ1Lg
Garoonka ciyaaraha kubadda Cagta ee Muqdisho Studium Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya olole balaaran oo dhanka nadaafadda ah kaasi oo...
Ka dib markii Dawladda Soomaaliya ay dhawaan fulisay mashruuc lagu balaarinayao maqalka Raadiyo Muqdisho si loo gaarsiiyo fariinta Dawladda Dadwaynaha...
Rabshado looga soo horjeedo ganacsatada ajaaniibta ah ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa ka socda magaalooyinka qaaar ee dalkaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee Caasimadda dalka Shiinaha...
Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho ayaa wali waxaa ka socda howlo lagu hagaajinayo Nadaafadiisa iyo xagga bilicda, taasi uu uu wado...
Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta fuliyay hawlgallo duqeymo ah oo ka dhacay deegaanka Gasarta, oo u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulkadir Cali ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho