Shirka wadatashiga diyaarinta Hanaanka Dib u heshiisiinta Qaran ayaa maalinkii labaad Muqdisho ka furmay waxaana ka qeyb galaya ururada bulshada...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobey in ay kaalinteeda ka...
Aqoon isweydaarsigaan ayaa Maanta Lagu qabtay Magaalada Dhuusamareb ee Caasimadda Galmudug kaasoo diirada lagu saarayey ilaalinta Xuquuqda Carruurta waxaana iska...
Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka BJF Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa maamule KMG ah u magacaabay Furdada Canshuuraha...
Guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka, Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) oo maanta shir saxaafadeed ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa...
Kulankaan oo ka qabsoomay xarunta taliska booliska Soomaaliyeed ayaa looga hadlayey horumarinta Garsoorka iyo Caadaaladda dalka iyo soo sare u...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarigga ka jaray xaruunta dembi baarista ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee...
Wasiirka Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan Nidaamka hirgelinta...
Ciidanka amniga Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay xaafad ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, sida ay sheegeen saraakiil...
RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...
RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho