Wadahadalada lagu doonayo in lagu joojiyo dagaalka Suuriya ayaa ka bilaabmay Geneva, iyadoo diblomaasiyiinta Qaramada Midoobay ay dhexdhexaadinayso wakiilada ka...
Dalka Zimbabwe ayaa waxaa ka bilaabatay tirinta codadka doorashada iyadoo doorashadan ay tahay tii ugu horeysay ee ka dhacda dalkaas...
Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu soo waramayaa in ay samaysanayso gantaalo hor leh oo hubka halista ah xilli dhawaan uu aad...
Gudoomiye ku xigeenka baarlamanka dowladgoboleedka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise oo wareysi kooban kooban saaka siisay Radio Muqdisho ayaa ka hadashay...
Garowe, July 30, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan magaalada Garowe ee...
Isimada Puntland ee ay ugu horreeyaan Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Suladaan Siciid Maxamed Garaase ayaa maanta oo taariikhdu tahay...
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Xamuud Samraan...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo magaalada Garowe ku tegay socdaal shaqo oo maalma ku joogi...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo khudbad ka jeedinayay Munaasabad soo dhoweeyn ah oo loogu sameeyay Howlka Jaamacadda...
Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta qaar ka mid ah Guddiyada Golaha shacabka...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...
Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho