Wasaarada Boostada Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa xarunta aqalka sare ee Baarlamaanka soomaaliya ka hergalisay mashuuruuca taakuleynta Isgaarsiinta oo onleyn looga qeyb...
Waxaa lagu dhawaaqay Natiijada Wareega Kowaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka eebaarlamaanka Soomaaliya. Kusimaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku xigeenka kowaad...
War ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wargeliyay shaqaalaha Dowladda iyo shaqaalaha gaarka ah intaba...
https://youtu.be/-vFFVKUssiU
Waxaa xarunta Golaha Shacabka ka bilowday kullanka lagu dooranayo Guddoomiyaa Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay ku tartamayaan ilaa...
1da May sanad walba waxaa Caalamka laga xusaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha adduunka oo ah lafdhabarka wax soo saarka iyo horumarinta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha Wang Yi ayaa booqan doona Kuuriyada Waqooyi toddobaadkan, ka dib markii ay wadahadal taariikhi ah...
Madaxweynaha dalka Nigeria Mohamadu Buhari ,ayaa noqon doona hogaamiyihii ugu horeeyay oo Afrikaan ah oo uu qaabilo Madaxweynaha dalka Mareykana Donald Trump,saacadaha soo socda...
Kullanka ayaa looga hadlayey sidii loo xoojin lahaa isku xirka Haweenka Siyaasada ku jira iyo kuwa Bulshadda Rayidka hogaamiya iyo...
Waxaa maalintii saddexaad galay shir looga hadlayo arrimaha Fatahaada iyo abaaraha kaasi oo ka socda magaalada Nairobi ee caasimadda dalka...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho