Muqdisho, 5, Feb, 2018----Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kala hadlay Wakiilka...
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya iyo wakiilo ka socday Hay’adda horumarinta Warbaahinta Caalamka ee dalka Finland...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Sudan Danjire Xuseen Xaaji Axmed ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Suudaanta Koonfureed...
Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimey oo ka dhacday magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan ayaa xalay lagu qabtay Hoolka...
Muqdisho-Feb,5 -2018 ---Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad si heer...
Muqdisho- 05-2-2018 Guddoomiye ku-xigeeka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Safarka Madaxweynaha Jubbaland waxaa...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka warbixiyay waxqabadkii wasaaradda Maaliyadda ee Sanadkii 2017 iyo waxyaabaha...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo...
Shirka Amniga Qaranka waa shir sadexdii biloodba mar la qabto, waxaa looga hadlaa Xaaladda guud ee Amniga dalka, wixii qabsoomay...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho