Shirkan oo looga hadlayo kor u qaadida kaabayaasha dhaqaalaha iyo xiriirka ay leeyihiin Wasaaraddaha Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya iyo...
Xildhibaanada Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si weyn kaga doodeen Arrimaha Xajka iyo...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo Shir Jaraa’id maanta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa sheegay in ay hirgashay...
Kooxda kubada cagta Elman ayaa dib ugu soo laabatay wadadii guusha kadib afar kulan oo wax guul ah aysan arkin....
Kooxda kubada cagta Banaadir toddobadkii hore waxa ay soo ciyaartay kulankii ugu adkaa kulamadii 10-aad horyaalka soomaaliya kadib markii kulan...
Qalabkaan caafimaad oo nuucyo kala duwan isugu jira kana yimid jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden isla markaa loogu tala galay...
War uu soo saaray Taliska Ciidanka Militariga ee Mareykanka ee jooga Qaaradda Afrika ee (AFRICOM) ayaa ku faah faahiyay khasaarihii...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Columbus Ohio ee Dalka Maraykanka ayaa sameeyay kulan dhaqaalo loogu aruurinayay Isbitaallo loo dhisayo Hooyadda iyo...
Shirkan oo looga hadlayo kor u qaadida kaabayaasha dhaqaalaha iyo xiriirka ay leeyihiin Wasaaraddaha Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya iyo...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho