Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Masar Amb: C/qani Maxamed Wacays ayaa ku war geliyay Soomaalida Dalkaasi ku nool in ay...
In ka badan 60 Milyan qof oo Masaari ah oo xag u yeeshay inay codadkooda ka dhiibtaan Doorashada Madaxtinimada dalka...
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Soomaaliya H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool magaalada Marka iyo Guud ahaan Gobolka...
wararka laga helayo warbaahiinta dalka shiinaha ayaa sheegaya in u dalkasi soo garey sargaal sare oo ka socda dalka W/Kuuriya...
Qaarkamid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee Columbus Ohio oo iskugu yimid kulun ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin qayla...
Shirkan oo bishii mar ay isga xog waraystaan dowladda Federaalka, Dowlad goboleedyada iyo Beesha Caalamka horumarada iyo caqabadaha dadaallada adeegyada...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxa uu shir guddoomiyey kulan ay soo qaban qaabisey...
Warsaxaafadeed looga hadlayey arinta degmada Balad Xaawo oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Islamarkaana nuqul kamid ah uu soo...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...
Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...
Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho