Ankara- Turki – 17 –Maarso -2018. Waxaa magaalda Ankara ee dalka Turkiga ku sugan wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga...
Muqdisho, 17 Maarso, 2018--Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Wasiirka...
Kulankan oo looga hadlayey wax ka qabashada biye yarida ka jirta magaalada Baydhabo ayaa waxaa si wadajir ah u soo...
Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada Galmudug isla markaana ahaa mid sare loogu qaadayay aqoontaada la xariirta howlahooda...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta kormeer shaqo ku yimid xarunta Wasaaradda...
Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay deeq dawo ah oo ay soo dhiibtay dowladda...
Boqolaal ka mid ah ardyada Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Suudaan ayaa diyaargarow ugu jira doorashada madaxda hogaamin doonta...
Xubnaha Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta yeelanayo kulan ay uga hadlayan ka tashiga iyo ansixinta qorshaha...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho