Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda FEderaalka Soomaaliya mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in Guddi ay u saareen Baaritaanka dhacdadii Ciidamada...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa tababar ku saabsan dib-u-habeynta iyo casriyeynta maamulka...
Ugu yaraan 90 boqolkiiba Muslimiinta Rohinga ayaa guryahooda ka soo cararay gobolka Arakan ee wadanka Myanmar tan iyo bishii Agoosto...
Wareegto xalay goor danbe uu soo saaray Boqorka Sacuudi Arabiya Salmaan Bin C/casiis ayaa isbadal iyo xil ka qaadis ku...
Dalka Koonfur Afrika ayaa loo dhisay Gole Wasiiro cusub,maalmo un kadib markii Madaxweyne Zuma uu xilkii ka dagey taasi oo...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kormeeray Warshadda Farsamadda Gacanta ay ku bartaan Maxaabiista Xabsiga...
Doorashada kursi ka tirsan Golaha Shacabka oo uu ka baxay Allah u naxariistee Siciid Xasan Geedi oo geeriyooday bishii February...
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Madaxa FAO ee Soomaaliya...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho