Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Kuwa Midowga Afrika EE AMISOM oo maanta ka ruqaansaday degmadda Baraawe ee Gobolka Shabeellaha...
Sheekh Abuubakar Bashiir C/laahi Lataliyaha Madaxaweeynaha jamhuuriyada Ee Dhinac Diinta iyo Gudiga Madaxweeynahu u xil saaray Dhamaystirka Qorshaha Nabadaynta Bulshada Caabudwaaq ayaa Ku Guulaystay in Xal laga Gaaro Xisadii udhaxaysay Qaar ka Mid ah beelaha...
Munaasabadan Aqoon isweydaarsiga ayaa waxaa shalay daah furay Wasiirka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac, waxaana ka...
Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah furay mashruuc ku saabsan shaqo...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Yaaqshiid oo...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya mudane Mahamed Abdi Xayir Mareeye, ayaa xarunta Safaaradda Imaaraadka Carabta ay ku leedahay magaalada Muqdisho...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xalay degmada Boondheere ka furay barnaamij...
Hoggaamiyaha Xisbiga African National Congress Cyril Ramaphosa,ayaa shir guddoomiyay kulan Xisbiga ANC kaga wada hadlayeen Mustaqbalka Madaxweynanimada ee Jacob Zuma....
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo Maalmahaan howlo shaqo Ku jooga Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda...
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka waxaa ku soo badanayay waayadaan Dambe Gaadiidka noocyadiisa kala duwan ,taas oo keentay in Wadooyinku...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho