Xaruunta Hano Academy oo ka mida Xaruumaha waxbarasho ee Magaalada Muqdisho ayaa Deeq iskugu jirta Waxbarasho iyo shaqo abuur siisay...
Isimada iyo duubabka dhaqanka ee Gobolka Nugaal ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed...
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad oo maanta si rasmi ah ugala wareegay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo weli ku sugan magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in maanta uu...
Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa billaabay wadahadallo heer sare ah, kaas oo noqonaya midkii koobaad ee ay dalalkaasi yeeshaan...
Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Cismaanciil Ibraahim Xaliimo yareey oo la hadashay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya...
Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo...
La-taliyaha arrimaha Ciidanka Xoogga dalka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa Hambalyo u...
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta kormeer howleed ku tegay qaar ka mid ah Waaxyaha Degmada Heliwaa oo...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho