Xabad joojin ay dhawaan kala saxiixdeen dowladda Suudaanta Koonfureed iyo falaagada hubeysan ayaa ka dhaqan gashay dalkaasi, tallaabadan ayaana ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan Dhismaha Qaranka Soomaaliya....
Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa...
Muqdisho, Disembar 11, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreysay...
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod, ayaa magacaabay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Qeybta 27-aad, waxaana...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa mar kale ku guuleystay inuu Caafimaad dibadda ah...
Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa waxaa maanta kulan ku yeeshay Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka JFS iyo...
Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska ee Xukuumadda Soomaaliya ahna siihayaha Xilka Wasiirka ayaa kormeeray Waddada Jeneraal...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho