Socdaalka iyo in qofku uu ka tago wadankiisa una safro wadan kale oo aan kiisa aheyn ma ahan waxa haatan...
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdiwali Jaamac Warsame Gorod ayaa ka tacsiyadeeyay Askartii ku dhimatay Qaraxii ismiidaaminta ahaa...
Madaxa Ciidamada Mareynkanka ee Africa,ayaa codsaday in baaritaan dheeri ah lagu sameeyo weerarkii bishii August ka dhacay deegaanka Bariire hadii...
Ururka iskaashiga Islaamka (OIC), ayaa shaaciyay in Bariga Jerisalem ay tahay caasimadda Falastiin,iyagoo iska diiday go’aankii Mareynkanka ee ahaa in...
Qarax uu fuliyay nin naftii halige ah oo xirnaa Jaakadda Qaraxyada ayaa saaka ka dhacay Muqdisho kaasoo geystay qasaare isugu...
Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in la isku dari doono Baarlamaannada Galmudug iyo Ahlu Sunna,...
Danjire Cabdiqani Maxamed Waceys oo ay wehlinayaan ku-xigeenkiisa Ilyaas Sheekh Cumar iyo Senator Ilyaas Cali Xasan oo ka mid ah...
Wararka ka imaanaya degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in duqeyn lagu bartilmaamedsaday Saldhig maleeshiyada Al-Shabaab ay ku...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta booqday Xarunta Wasaaradda Maaliyadda, halkaasi oo ay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho