Deeqdaan lacagta ah oo gaareysa seddex kun oo lacagta dollarka Mareykanka ah, ayaa waxaa iskasoo aruuriyay Ganacsato Soomaaliyeed oo kunool...
Xubno ka socday Guddiga doorashooyinka Puntiland oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa heshiis is afgarad iyo wada...
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa soo qaban qaabiyay, hir-geliyeyna Shirweynaha Qaran ee Xeer-ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed, kana dhacay Hotel Jazeera magaalada...
Shirka 37aad ee Midowga Idaacadaha dowladaha Carabta ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay magaalada Tunis ee caasimadda Dalka Tunisia, kaasi...
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya waxaa maanta shir guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim...
Waxaa goordhow magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ka furmay Shirka deg dega ah oo ay isugu yimaadeen dalalka Islaamka kaasi...
Hay’adda lacagta ee IMF ayaaa soo dhaweysay dadaalka dowladda Federaalka Soomaaliya ee wax looga qabanaayo siyaasad ahaan iyo isbadal ahaan...
Abshir Muumin Cali Gudoomiyaha Dhalinyarada ee Degmada Wadajir oo dhaawac ka soo gaaray Qaraxii ka dhacay Degmadaasi 20-ka Bishii June...
Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska oo ka qeybgalaya Shirweynaha 2aad ee Caalamka ee Dhaqanka...
Waxaa maanta ka dhacaya magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga Shir degdeg ah oo ay isugu imaanayaa dalalka Islaamka kaasi oo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho