Madaxweynaha Dowlada goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa abaalmarino Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ku guddoonsiiyey Qeybo...
Kulanka ay yeesheen Guddiga kheyraadka Qaranka kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Golaha aqalka sare iyo wasaarada batroolka Xukuumadda federaalka Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamal Xasan Maxamed oo ay wehliyaan Xoghayaha Joogta ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xuukuumadda F. Somaaliya Mudane Saciid Xuseen oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan...
Madaxweynaha J. F. S. Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa goor dhow ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa maamulka degaanka Goof-gaduud Buuray ee gobolka Baay ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay howlgallo...
Xiriirka Turkiga-Soomaaliya waa xiriir diblomaasi ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga. Xiriirkaan oo ah mid taariikhdiisa fogtahay ayaa waxa aan...
Xirsi Yuusuf Bare Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug oo wareysi gaara siiyay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya ayaa ka dayriyay...
Kulan looga hadlayay Amaanka iyo xasiloonida Gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya kana mid ah deegaanada hoose yimaada maamulka koonfur galbeed...
Shirweyn oo looga hadlaya aarimaha Caafimaadka adduunka ayaa ka dhacay dalka Faransiiiska kaasi oolooga arrinsanayo khataraha uu bulshada caalamka uu...
Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa si heer sare ah u qabtay munaasabad ballaaran oo lagu hawlgelinayay hawlwadeennada ololaha...
Shacabka magaalada Muqdisho iyo ururrada siyaasadeed ee diiwaangashan ayaa si rasmi ah u bilaabay ololaha doorashada Golaha Deegaanka, taasoo lagu...
Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Norway ayaa magaalada Oslo ku qabtay kulan sanadle ah oo lagu xoojiyay is-dhexgalka ardayda iyo...
Shirweynaha toddobaad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Adduunka ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Islamabad ee dalka Pakistan. Soomaaliya waxaa shirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho