Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dacwad lagu soo oogay eedeysanayaal loo heysto...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta daah furay qalab casri ah oo saaraya...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo la hadlay SONNA ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya sanadka cusub...
Dood Cilmiyeedkaan ayaa ku saabsanaaa sidii dib loogu soo celin lahaa waxbarshadii lacag la’aanta ee horay uu lahaan jiray dalka...
Degaano hoos taga gobolka Shabellaha hoose oo ay hawlgalo ka sameyeen Ciidaanka Xogga Dalka ayaa waxaa uu Dagaal ku dhexmaray...
Taabid Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa uu ku meer ku tagay saldhigyo ay...
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday...
Kim Jong Un oo ah Hoggaamiyaha Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa jeediyay hanjabaadii ugu cusleed eek u aadan arrimaha Nuclearka,isagoo sheegay...
Iyadoo wadanka Iiraan aya hareeyeen banana baxyo rabshado wata oo ay dhigayaan kumanana shacab ah,ayaa markii ugu horeysay waxaa qalalaasiyahaasi...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho