Kooxaha Chelsea iyo Barcelona ayaa barbaro 1-1 ah ku kala baxay kulankii lugta hore ee wareega 16ka Champions League oo...
Madaxa arrimaha bani’aaddinimada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in sare loo qaado...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiga Midowga Yurub Cali Saciid Fiqi oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka...
R/wasaaraha xukuumadda F. Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa Muxumed Xuseen Axmed u magacaabay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha, kaasoo ka shaqeyndoona...
Innaa Lillaahi wa inaa ileyhi Raajicuun, Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug muadane Axmed Ducaale Geele Madxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Maxamed...
Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Iidaan Yonis ayaa guul Taariikhi ah ku tilmaamay tallaabadii...
Shir looga hadlayey Amniga Degaannada Gal-mudug ayaa lagu soo gabagabeeyey Magaalada Dhusamareb ee Caasimada Gal-mudug, waxaana ka soo qaybgalay Agaasimaha Wasaarada Gaashaan...
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde maanta ku soo dhaweeyay xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji oo...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho