Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ayaa kulan soo dhoweyn ah u sameeyey Fannaanadda Faaduma Cali Nakruuma, iyoo munaasabaddaasi ay ka qeyb-galeen Wasiirro...
Wararka ka imaanaya magaalada Buula-burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada ammaanku ay dad u qab qabteen qarax miino...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaarey Wasiirka magacaaban ee Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, iyadoo...
Guddoomiyaha Degmada Buulo barde ee Gobolka Hiiraan Cabdi Daahir karaare oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay...
Xukuumadda Washington ayaa markale ku celisay in dalka Pakistaan laga jarayo dhammaan kaalmada dhaqaale ee dhanka ammaanka ee uu dalkaasi...
Wararka ka imanaaya Dalka Itoobiaya ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan weerarada ay Qowmiyadda Oromada ay ku bartilmaameedsanayso bulshada Soomaaliyeed...
Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tafaasiil dheeraada ka bixisay Labaynta iyo Dhismaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed kuwaasoo maleeshiyaadka Nabad...
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Jubbaland ee ku sugan Degmadda Dooloow ee Gobolka Gedo, ayaa waxaa isku soo dhiibay Horjooge sare...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho