Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Nairobi ee Xaruna Dalka Kenya, ayaa sheegay in magaaladaasi ay gaartay diyaaraddii waday Bukaanadda Soomaaliyeed...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Bukaanaddii Maanta ay ka qaaday Magaaladda Muqdisho ee ku wajahnaa Dalka Suudaan, ayaa hadda ka...
Wasiirka Waxbarashadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Cismaan Maxamed, oo la hadlay Warbaahinta Dowladda, ayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo Hay’addaha gargaarka...
Guddiga Guramadka Qaranka, ayaa Shir jaraa’id oo ay hadda ku qabteyn Xarunta Gurmadka Qaranka ayaa waxay kaga hadleyn Howsha gargaarka...
Kulan ay isugu yimaadeen Xiriirka guud ee Shaqaalaha Dowladda, ayaa lagu soo bandhigay tirada shaqaalaha Dowladda ee ku geeriyooday kuna...
Qaar kamid ah Xildhibaanadda Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Maanat booqday Qaar kamid ah Isbitaalada ay ku...
Marwada kowaad ee Dalaka Saynab Cadbi Macalin ayaa qaar ka mid ah cisbitaalada Muqdisho ku booqatay dhawacyadii ka dhashay Qaraxii...
Qaar kamid ah Dhalinyaradda Soomaaliyeed, ayaa si aad ah usoo buux dhaafinaya Xarunta Gurmadka qaran ee Magaaladda Muqdisho, kuwaasi is...
14-kii bishan waa maalin shacabka soomaaliyeed u ah musiibo qaran, muujinta dareenka shacuubta ayaa ah mid ay tacsi ugu dirayan dadki...
Xisbiyada siyaasada dalka Koofur Africa ayaa ku biiray saaxiibada caalamka ee cambaareeyay qaraxii waxuushnimada ahaa ee lagu gumaaday shacabka Soomaaliyeed...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho