Muqdisho, December 20, 2017--Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay sannad-guurada 74-aad ee aas-aaska...
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa maanta dib ugu laabtay Gobolka Galgaduud, kaddib heshiiskii ay wada galeen...
Akaadiimiyadda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye waxaa maanta ka dhacday munaasabad lagu xusayo sanad guuradii 74-aad ee ka soo...
Shir looga hadlayey qaabka loo sameyn karo Sharciga Abuurka Beeraha ee Soomaaliya oo Seddexdii Maalin ee la soo dhaafay ka...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehlinayaan Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidamada Booliska ayaa...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka...
Hay'ada Qaxootiga Aduunka ee UNHCR ayaa sheegtay in ay dardar galinayso howlaheeda xuduuda u dhaxaysa Cameroon iyo koonfur bari Nigeria....
Xuska Sanad guurada kasoo wareegatay Aas aaska Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabanayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka. Munaasabadda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho