Xubnaha Baarlamaanaka Federaalka Soomaaliya ayaa maaanta yeelanaya Kulankooda ugu dambeeye ee kalfadhiga 2-aad , iyadoo Mudanayaashu ay fasax galayaan. Kulankooda...
Antonio Guterres oo ah Xoghayaha Guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa sheegay in loo baahan yahay in arrinta Kuuriyada...
Wararka ka imaanaya Dalka Itoobiya ayaa sheegaya in qeybo kamid ah halkaasi ay ka socdaan rabshado u dhexeeya qaar kamid...
Heshiiska ayaa yimid laba bilood ka dib markii ayaa doorashadii baarlamaanka ee xisbiga dadwaynuhu ku guuleystay, laakiin aynaa haysan aqlabiyad...
Xubnaha xisbiga Jamhuuriga ee labada aqal ee Congresska Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday xeerka wadajirka ah ee dib-u-habaynta ugu weyn...
Waxaa maanta Magaalada Gaalkacyo si rasmi ah loogu daah-furay shir hor-dhac u ah hishiis rasmi ah oo u dhaxeeya bulshada...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo in muddo ah waday isla xisaabtanka hay'adaha Dowladda si loola dagaallamo musuqmaasuqa, ayaa bilowday daraasad lagu...
Shirweyne looga hadlayay sidii carruurta ku dhalata xeryaha Qaxtootiga ee ku yaala Geeska Afrika loogu heli lahaa adeeg waxbaraso ayaa...
Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan iyo mas'uuliyiinkale uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanno hoostaga degmada Balcad. Wafdiga ayaa deegaanada...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho