Xulalka kubbada cagta Koofur Galbeed iyo Puntland ayaa galabta cayaar kulul ku dhexmartay garoonka kubadda Cagta ee Benaadir Stadium, iyadoo...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cusmaan ayaa maanta booqasho ku tegey xarunta agoonta Lafoole ee duleedka magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,...
“kuwa sidayda oo kale raba in ay Shahiidaan” SONNA, waxeey heshay Akhbaar ay yartahay in lahelo, waa xaqiiqo dhab...
Dowladda Shiinaha ayaa ku baaqday in la aasaaso dawlad Falastiin ah oo leh madaxbannaani iyo xoriyad buuxda, taasoo ay caasimaddeedu...
Saraakiisha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa shaaca ka qaaday in Malleeshiyada Al-Shabaab iyo...
Kulan ay madaxda 28-ka Dal ee ku bahoobay Midowga Yurub ku yeesheen Shalayto Magaalada Brusseles ayaa lagu qaaddacay hadalkii dhawaan...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Farmajo iyo Amiirka dalka Qadar Emir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ,ayaa kulan gaar...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho