Masuuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Pakistan oo ay hoggaaminayso Danjire Marwo Khadiija Maxamad iyo u qaybsanaha ganacsiga iyo warshadaha ee...
Hadal qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu caddeyay in ciyaaraha gobollada...
Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan ducaale Beyle ayaa Maanta Daahfuray Diwaangalinta Ciidamada Xoogga Dalka oo markii ugu horeysay Taariikhda Soomaaliya Askari...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdirahman Ducaale Beyle ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Bangiga Aduunka u qaabilsan Soomaaliya...
Ciidamada Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga ee shalay Al-shabaab kala wareegeay degaanka Baladul-Amiin oo hoostaga Degmada Walaweyn ee Gobalka Shabeelaha...
Guddiga gurmadka Qaran ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay muddadii ay magacawnaayeen iyagoo soo bandhigay baaxadda qasaaraha ka dhashay...
Xaflado lagu weyneynayo dhalashadii Nabigeenna Muxamed SCW ayaa maanta ka soconaya gobollo ka tirsan dalkeenna Soomaaliya iyo guud ahaan wadamada...
Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay awaamiir cusub oo lgu xoojinayo ammaanka magaalada Muqdisho....
R/wasaaraha xukuumadda Federaalka mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa xalay kormeeray baraha ciidamada xasilinta ee caasimadda Muqdisho. Wuxuu ku boorriyay ciidamada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...
RADIO MUQDISHO:-Magaalada Kigali ee dalka Rwanda ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, iyadoo Soomaaliya ay si muuqata...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid) iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay Sagaal dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho