Siminaarkan ku saabsanaa sidii bulshada loo gaarsiin lahaa nidaamka dowladaha Hoose, isla markaana ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan...
Dalalka Turkiga iyo Kuwet ayaa kala saxiixday heshiisyo la xiriira iskaashiga dhinacyada amniga iyo horumarinta kaabaysha dhaqaalaha, ka gadaal markii...
Ilaa inta la xaqiijiyay 25 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dab xooggan uu ka kacay xalay mid ka mid...
Naafadda magaalada Muqdisho ayaa waxaa heysta dhibaatooyin kala duwan waxaana jira dhallinyaro kale oo naafo ah kuwaasoo ka yimid qurbaha...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulisa Hawada ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar oo uu...
Raashinka gargaarka ah ee loo qaybiyay qoysaskan ka soo barakacay abaarihii sanadkaan ka dhacay dalka ayaa waxaa dowladda Soomaaliya ugu...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Yusuf-Garaad Cumar Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qabilay...
Kulankaan oo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaraai, ayaa ajandahiisu waxa uu ahaa...
Sanadkii Sedexaad ayaa Muqdisho lagu qabtay Bandhig Carweedka Buugaagta, waxaana qoraayaal Soomaaliyeed oo rag iyo dumarba leh carwada ay ku...
Magaalada Kampala ee xarunta Dalka Yugandha ayaa waxaa ka soconaya shir ku saabsan Ammaanka wadamada ku yaala Bariga Afrika oo...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho