Taliye ku xigeenka Ciidamada booliiska Soomaaliyeed Janaraal Bashiir Cabdi Ameeriko iyo satraakiil uu hoggaaminayay oo maalmaahaanba howlo shaqo u joogay...
Aragagaxisada Al shabaab ayaa laga saaray Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo oo saaka ay kula dagaalameen Ciidamada Daraawiishta Jubbaland sida...
Xafiiskani oo loogu talagalay in in lagu qabto Cabashooyinka bulshada Soomaaliyeed ee la xiriira dhinacyada Cadaaladda iyo talo bixinta ayaa...
Kulanka guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) uu maanta la qaatay safiirka dowadda Suudaan ee Soomaaliya Mohamed Yousir...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo kula kulmay danjiraha...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa casimadda Muqdisho mudane Thabit Cabdi Maxamed ayaa maanta dhagax dhigay waddada Janaraal Daa'uud ee isku...
20 Neef oo lo’ah oo Shabaab ay ka soo dheceen Dad Shacab ah oo Ku Nool Jubbada Hoose ayaa lagu...
Mudane Taabid Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqamagaalada Muqdisho Muqdisho ayaa saaka dhagax dhigay dib u dhiska wadada Janaraal...
Ardaydani oo qeyb ka ah ilaa 50 arday oo dhawaan deeq waxbarasho ka heley Dolwadda Shiinaha ayaa garey magaalada Beijing...
Xabad joojinta oo ay ku dhawaaqdey Jabhadda Muslimiinta Rohingya ee ka dagaallanta gudaha dalka Myanmar ayaa ujeedkeedu yahay in gar...
Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho