Shirkan oo laba maalmood ugu socday Caasimadda Dalka Mozambique ee Maputo ayaa waxa Wadamada Afrika u qabtay Dowladda Japan waxana...
Xukuumadda Soomaaliy ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeysay dadkii ku dhintay dhacdadii Bariire ee shalay ka dhacday. Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda...
Shirkani oo ay soo qabanqaabisay Wasaradda Xanaananada, Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ahaa mid lagu daah furayay ...
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Maamulka Internet-ka Haya'adaha Dwoladda oo...
Xukunadaan oo isugu jira xabsi iyo ganaax lacageed ayaa waxaa maanta maxkamadda darajada koowaad ee Gobalka Mudug ee dowlad Gobaleedka...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay baaritaano qoto dheer ku sameyn doonto dad shacab ah oo la sheegay in lagu...
Kooxo hubeysan ayaa magaalada Cape Town wax yar kahor waxaa ay ku dileen Allaha u naxariistee muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi...
Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawadda Ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Salaad ayaa Magaalada Sharma Shiiq ee...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Sheegay in ay sameeyeen Sharciga Gadiidka Wadada kaas oo hagi doono Gadiidka wadadooyinka Gobolka Banaadir. Gudoomiyaha...
Cabsi iyo wal wal xoogan ayaa ka taagan qaar kamid ah gobolada dalka Mareykanka, kadib markii Duufaanta loo yaqaano Harvey...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho