Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi "Farmaajo", ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay Toddobaadkaan gudihiisa sameeyaan isu soo baxdyo Alle...
Maxaa hadda looga fadhiyaa dowladda cusub ee ka hana qaaday dalka inkastoo uu shacbiga Soomaaliyeed uu si diiran u soo...
Hay’adda Qadar Kheyriyah oo ka shaqeysa howlaha samafalka ayaa maanta daahfurtay mashruuc deeqo lacageed iyo gurmad lagu gaarsiinayo 14,000 oo...
Biyo Dhaamintaan oo laga sameeyay Deegaanno hoostaga Degmada Dhuusa Marreeb ee Gobolka galgaduud ayaa loo sameeyay qaar ka mid ah...
Kulankaan oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed Maxamuud Cabdi kariin Gabeyre oo ay dhinacada ka...
Madaxweynaha Djibouti mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaa maanta waxa uu ka qayb galay xaflad lagu furayay Xarunta maalgashiga iyo horumarinta...
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka qeybgalay Shir ka Dhacay Magaalada kuala lumpur ee dalka Maleysiya oo ...
Farsamiyaqaan ka mid ah shaqaalaha Tvga Universal xarunta Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawacmay qarax loogu xiray Gaarigiisa xilli uu ku...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa soo dhaweeyey ansixintii Golaha Wasiirrada cusub ee Hirshabeelle...
Fadhigan ay xubnaha Aqalka sare ku yeesheen maanta magaalada Muqdisho waxaa soo xaadiray 43 xildhibaan, waxaana ajanduhu ahaa ka doodista...
RADIO MUQDISHO(QAAHIRA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah soo gaaray Magaalada Qaahira...
RADIO MUQDISHO(Addis-Ababa):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo hal maalin ku tagay magaalada Addis Ababa...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho