Wasiirka waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa ku soo dhaweeyay wasaaradda Ra'iisul wasaare...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa kulan kula qaatay xarunta madaxtooyada Jubbaland madaxda Dowlad gobolleedka Jubbaland isagoo intaas...
Madaxweynaha Dawlad gobolleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii hore xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad...
Afur wadareedkan ay ka qayb ka galeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Saaxiibtinimad Shacuubta...
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa bogaadiyay waxqabadka boqolka maalmood ee Dowladda Federaalka...
Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hogaaminayo oo socdaal shaqo...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta booqan doono Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamul Goboleedka...
Hey’ada ACT oo laga lee yahay Dalka Indensia ayaa maanta 40 Konteenar oo raashin ah ku Wareejisay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka...
Way adagtahay Dal in ka badan rubac Qarni burbursanaa, oo dagaallo Sokeeye ay ka socdeen muddo gaaban gudahood Dowladnimo iyo...
Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho