Xeerada Daryeel ee Degmada Kaxda waxaa ku nool qoysas ka soo barakacay qaar ka mid ah gobollada dalka abaarta darteed,...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa jab xoogan u geystay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday fariin ciidamadu ay...
Webiga Shabeelle ayaa lagu soo warramaaya in uu fatahaad ka sameeyay deegaanka Buur Bishaar oo 8km dhinaca Waqooyi Bari kaga...
Wefdigan oo ay horkaceysay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federelka Soomaaliya Khadra Axmed Ducaale oo malmahaan Booqosho ku joogay...
Tan iyo wixii ka danbeeyay Dagaaladdii sokeeye ee ka dhacay dalka Soomaaliya, waxaa lagu qiyaasayaa dadka Qurbajoogta ah inay gaarayaan 1.5 Milyan oo ruux, kuwaas oo ku kala nool Qaaradaha...
Munaasabadda lagu xusayey maalinta shaqaalaha Aduunka oo lagu qabtay Muqdisho waxaa ka qeyb galay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa munaasabada 1da May, 2017 oo ah maalinta shaqaalaha Adduunka ugu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo, Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre, Guddoonka Golaha Shacabka, Wasiirro, Xildhibaanno ka...
R/wasaaraha dowladda JFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka...
Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka ayaa goor-dhow ka soo dagay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho