Madaxweynaha Dawladd Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 26 March 2017 kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Magaalada Garoowe...
Munaasabad lagu xusay Maalinta Agoonta Soomaaliyeed oo ku beegan 26 Maarso 1970 kii, sanad guuradii 47 aad ayaana maanta lagu...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" ayaa khudbad ka jeediyay shir madaxda dalalka ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD kaasoo lagu soo...
Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose waxaa Maanta laga-hirgaliyey Solar-ka ku shaqeeya Cadceedda ee habeenkii laga faa’iideysto iftiinka uu bixinayo. Hirgelinta...
Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa ka codsaday baarlamaanka federaalka Soomaaliya in ay meel mariyaan Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ee uu dhawaan...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cosoble oo shalay gaaray Magaalada Baledweyne ayaa kulan looga hadlayay baahinta Nidaamka Dowladnimo la yeeshay Maamulka...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway ayaa shalay ka sameeyey guud ahaan dalkaasi Olole ballaaran oo ay ugu soo...
Qoysaskani oo ku kala nool Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir iyo Deegaanka Garas Baaley ayaa la gaarsiiyay deeq isugu jirta...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu sagootiyay Safiiro ka socday Midowga Afrika oo u joogay magaalada...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho