Deeq Dawo ah oo loogu talagalay in lagu daryeelo dadka uu soo ritay cudurka shubanbiyoodka ayaa loo diray isbitaalka magaalada...
R/wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan ballaaran la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed iyo ururada bulshada, isaga oo...
Munaasabadan ay ku qalin badalanayeen qaar ka mid ah arday dhameysatay luuqada English ka iyo barnamijka aas aasiga u ah...
Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa soo gaaray in dad adeegsanaya magacooda ay baraha bulshada ku faafinayaan warar been abuur...
Midowga Macalimiinta dugsiyada Qur'aanka Soomaalida ee Wadanka Kenya ayaa ballan qaaday in ay ka qeyb qaadan doonaan gurmadka loo fidinayo...
Qoysaska maanta deeqda la gaarsiiyay ayaa ka soo barakacay abaaraha ka jirta qaar ka mid ah gobollada dalka, kuwaasi oo dhawaan soo...
Waxaa magaalada Caabudwaaq soo buux dhaafiyay qoysas ka soo barakacay dhulka miyiga kaddib markii ay xoolahoodii ku waayeen abaarta waqtigan...
Xaflad lagu maamuusayey Maalinta caalamiga ah ee 8 March ayaa lagu qabtay Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxaana xafladani ka...
Munaasabadaan oo deeq loogu aruurinaayey dadka ay abaaraha ku saameeyeen Gobolada Dalka Soomaaliya islamarkaana lagu soo bandhigayey doorka ay Haweenka...
Munasabad Si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayey Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa lagu qabtay Magaalada...
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho