Dowladda Masar ayaa si loo horumariyo waxbarashada carruurta Soomaaliyeed waxa ay sheegtay in ay Muqdisho ka hirgelin doonto Iskuulaad Waxbarasho...
Doorashadii Aqalka hoose ee ka socotay magaalada Garowe ee dowl-goboleedka Puntland ayaa maanta loo tartamay ilaa saddex kursi. Doorashada maanta...
Xaliimo Yusuf Cali oo Qaxooti ku ah Dalka Turkiga ayaa mudo dhowr sano ah ku Xanuunsan Dalka turkiga gaar ahaan...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay aas magaalada Garoowe loogu sameeyey Illaahay ha'u...
Wakiilka gaarka ee Qaramada Midoobay ee arrrimaha Soomaaliya, Danjire Michael Keating ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Warbaahinta Qaranka, kaga...
Xafladan Casho-sharafta ah ee marwada Madaxweynaha JFS Sahra Cumar Xasan ay u sameysay Cayaartoyuda iyo Maamulka kooxda Kubadda Cagta ee...
Magaalada Baydhabo waxaa goordhow ka bilaban doona doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka dalka, iyadoo shalay Baydhabo lagu soo doortay...
Waxaa aad loo adkeeyay ammaanka goobaha ay doorashooyinka xubnaha Aqalka Hoose u matli doona Hirshabeelle ay ka dhici doonan maanta...
Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in maanta la soo afmeeri doono guud ahaan doorashooyinka Aqalka Hoose marka la dhameystiro saddex...
Wakiilka gaarka ee Qaramada Midoobay ee arrrimaha Soomaaliya, Danjire Michael Keating ayaa si aad ah u bogaadiyey doorashada aqalka hoose ee...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u bilaawday doorashada Golaha Deegaanka 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir, taasoo ah mid...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho