Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane C/qaasim Salaad Xasan ayaa hambalyo usoo diray madaxweynaha cusub ee la doortay asaga oo alle...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in shacabka uu uga mahadcelinayo taageerada ay...
Danjiraha Soomaaliya ee boqortooyada Sacuudiga Danjire Daahir Maxamuud Geelle ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa u hambalyeeyay Madaxweyanaha cusub...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabduulaalhi Cosoble ayaa hambalyo kal iyo lab ah u diray madaxweynaha cusub...
Inta badan degmooyinka Gobolka Benaadir iyo qaar ka mid ah gobollada dalka ayaa waxaa laga maqlayay rasaas cirka loo ridayo...
Dhaqdhaaqa Dhalinyaradda Qarannimo ayaa Hambalyo Hawada usoo mariyey Madaxweynaha Cusub ee la doortay Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo. Mudane Madaxweyne kusoo...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland ayaa Tacsi u Diray Ummada Reer Puntland Iyo Shacabka Soomaaliyeed Geerida Ku Timid Madaxweynihii Hore ee...
Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa noqonayo Madaxweynihii 9aad ee Dowlada Soomaaliya kadib markii uu u tanaasulay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...
Waxaa la soo gabo gabeeyay tirinta codadka wareegga labaad ee doorashada MadaxweynahaJamhuuriyadda, kaasi oo ay ku loola mayaan saddexda musharax...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho