Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Cabdulaahi X. Cumar Camay iyo xubno katirsan Golaha wakiilada Puntland ayaa goob joog ahaa...
Kalfadhiga kowaad kulankiisa saddexaad ayey maanta yeesheen xildhibaanada Aqalka Sare ee barlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaana shir guddoominaayey gudoomiyaha KMG ah,...
Diyaarad xamuul ah oo laga leeyahay dalka Turkiga, ayaa ku burburtay dalka Kyrgyzstan, waxaana ku dhintay ugu yeraan 37 ruux...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed mudane Maxamed Sheekh Cismaan ( Jawaari) ayaa ka codsaday gudiga doorashooyinka in ay dedejiyaan Doorashada 14...
BAR FAAQIDAADA WARARKA -16-1-2017
Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho dib looga bilaabo doorashada xubnaha aqalka sare u matalaya goboladda waqooyi ee dalka,...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ku xigeenka koobaad Mudane C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey, Guddoomiye ku...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolada Jubbooyinka ayaa kulan xogwareysi ah la qaatay Wasiirka Cadaaladda Dastuurka iyo Diinta ee...
Munaasabada lagu taagyeeraayey Gudoonka cusub ee baarlamaanka 10aad oo lagu qabtay magaalada baydhabo waxaa soo qaban qaabiyey Golaha Dhalinyarada kg....
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho