Dowladda Soomaaliya ayaa deeq daawo ah oo ilaa 4 tan ah gaarsiisay shacabka ku nool deegaanada Cayn ayadoo diyaarada siday...
Booqoshada uu Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Axmed Maxamed Jimcaale uu ku tagey isbitaalka Madiin ee maqaalada Muqdisho...
Qaar ka mid ah qoysas ku nool tuulooyin hoostaga degmada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ka cabanaya dhibaatooyin...
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta kormeeraya Aqalka dowladda Hoose ee Xamar, iyadoo gelinka dambe ee...
Dadka ku nool qeybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalad nololeed oo soo food saartay...
Kulankaan oo ahaa mid dhaqaale loogu u ruurinayay abaarha ka jira Soomaaliya, waxaa soo qaban qaabiyay dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ku...
Kulankaan oo uu soo agaasimay Maamulka Degmada Gaalkqcyo, loogana hadlayay baxaada abaarta ka jirata Gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay...
Qaar ka mid ah Xildhibaanada iyo shacabka Gaalkacyo ayaa soo dhaweeyay in la dhameeyo kala aragti duwanaanta Galmudug iyo Ahlu...
Saraakiil ka tirsan ciidamada Maryakanka ah ayaa Idaacadda VOA-da u sheegay in ciidamo ka socda Maraykanka dhawaan la geeyay magaalada...
Ciidamada Mareykanka ayaa la sheegay in ay xalay adeegsadeen mid ka mid ah Bambooyinka ugu waaweeyn ee Mareykanku heysto kaasoo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho