Warar laga helayo Deegaanka Goof-guduud ayaa sheegaya in dagaal uu ku dhex maray Ciidamada Dawladda Soomaaliya iyo Maleeshiyaad ka tirsan...
Shirkan oo diirada lagu saarayo qabsoomida doorashooyinka dalka ayaa galay maalintii labaad waxaana la filayaa in ay kasoo baxaan qodobo...
Guddiga maamulka maaliyadda ayaa kulankiisii billa ahaa ee 19-aad wuxuu ku yeeshay xarunta madaxtooyada Muqdisho. Guddiga ayaa ka dooday warbixin...
Magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka socda olole sare loogu qaadayo heerka ardada ku biiraysa waxbarashada aas aasiga...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka furay kulan looga hadlayay wada tashiga aas aasida ...
Ciidamada dowlad gobaleedka Puntland ayaa dib ula wareegay degmada Qandala ee Gobalka Bari kaddib markii ay ka saareen maleeshiyada Argagixisada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay shirka madasha Wadatashiga Qaran,...
Munaasabadaan lagu maamuusayay xirtaanka sanad dugsiyeedka iskuulka SIREC iyo Madarasada Cumar Faaruuq ee magaalada Johannseburg ayaa waxaa kasoo qeybgalay dad...
Guddiga fulinta ee doorashooyinka Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS ee u gaarka ah Goballada Waqooyi ayaa ku dhawaaqay in doorashada...
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho